Mørk

SAFIYA TUSMA OO KA HADLAYSA SIDA WAX U DHACEEN 

Ganger 446 k
96% 4 292 165

SHEEKADAN WAA IFTIIMINTA BILOWGA IYO DHAMAADKA WIXII DHACAY

Publisert

 

27. april. 2021

Del:

Del:

Nedlasting:

Lasting.....

Legg til i:

Min spilleliste
Se senere
Kommentarer 100   
Hodan Online
Hodan Online 8 dager siden
Asc Somali Maxamed Ramadan kariim Wxan la hadlaya Walashey Tusmo 👸🏻 Huno Sadar Muuqda sual ka dhan walashey wxan ku leehay Jacayl iyo ixtiraam inba agteyda kaga saidey 🙏 Wxan leehay gabdha somaliyeed 👸🏻 aan anagu isu hiilino isu naxariisano si ilahy inogu naxariisto 🙏 O daya gabdha Adku diganeysan Kor naaged laabo ISMA dheera Wxa ku Dhacy gabdh walbu ku dhici kara e Dumaroow Aan isku Naxariisano🙏
Osman Abdullahi
Osman Abdullahi 23 timer siden
Lllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllplplllllllllllllĺllpllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺĺlĺĺllllllllllllplĺĺlllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺlĺlllllplllĺplĺllĺllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpl LLP lplllllpplpllppppplppppppppplpppplpppplpplpplpppplllppplpppplppplppplppppppplppplpppplpppllplpppppplpppplpppplppppppppplpplppllplpppplppppppppppppppplplpppplpppppllppllppllpppllllpplpppplppplpppplppppplplpppppplpppppplpplppplpllppplplppppppplpppllplppppppllppppllpplplpppppplpplpppppplplppplppplppplppppplpppppppppppppplppppppppppppppppplppplllplllĺĺĺlllllllĺlllllllllllllllllllllllpllllllllllllplpllllllllllĺplppplllpllllllpplplllllĺllllllllllllllllllllpllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllplplllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllĺlllĺĺĺllllllĺllllĺlllĺllĺĺlĺĺllĺlĺĺl
Faiza Abdulla
Faiza Abdulla Dag siden
Habaryahay iskadaa inanka kayar we inta cajuun cajuuso xishoo inacajuun waa inan wanagsan lan shere cajuuso uf uf xishoo
Cabdi Rashiid
Cabdi Rashiid Dag siden
Ninkas hatawa ino adika guxumey hamoodin wll sharafta Allah hakaqaado
Hanuuya official
Hanuuya official 2 dager siden
@addoonti alle11
Abram Preston
Abram Preston 3 dager siden
@Luis Kashton Yea, I have been using flixzone for years myself :D
Aamina Ismail
Aamina Ismail 3 timer siden
Cadawgaaga unoolow safiyo ciiltira samirka badi waad gabadhu guusha
Purple Rose
Purple Rose 5 timer siden
nin aan ku qabin sideed ooga ogolaatay waxaas oo dhan guur ma qarsooma lacag keen markuu ku yiri ayaat ka gaabsan laheed waano ha kuu noqoto
Yuu Yusuf
Yuu Yusuf 8 timer siden
My my ma qaldanid alaah ayaana kuu abaal gudaya insha alaah
Sahra Salad
Sahra Salad 8 timer siden
Salan sare seynab ixtiraam mhdsnd wlshs. Sida wngsn ad ula talisey & wanadada wngsn marku qof dumara dhib ku dhoco wan kula qaba iney hal meel uga wado jeestan oo aaney is kala qaa qaadin waa iney is cawiyan adunka waxan dhicin ma jirto lkn waa laga gudba hora loga socda wl hadad isku xafad tihin laxiri oo lataliyo is arka hadad waqti hayso fikradaha la wadag wa inan is cawino meel walban joogno kor haween kobo ismadheera fikirkaga wngsn aad bankaga mhd celinayaa illahey ha idinxafido adiga &carurtada
Sahra Salad
Sahra Salad 9 timer siden
Thanks. SiS😍🙏👍
Yuu Yusuf
Yuu Yusuf 9 timer siden
Waxaad aad ledahay heygu dhacaan asigeey kudhacayaan insha alaah duli
Hamda Nuur
Hamda Nuur 12 timer siden
waxa iga yabiyay inu jiro qof sidan wiilkan ubuka inu jiro lakin alla jira jirina dona laga yaba inu ilahy balayo kale kaga weciyay way jiran masibo ka wayni wlll lakin ha qalbi jilicsanan
Muqtaar Macalin
Muqtaar Macalin 12 timer siden
Maashaa allah safiyo geesiyad baa tahay ninkaana Allah haka abaal mariyo waxa uusameeyay
Luul Xuseen
Luul Xuseen 15 timer siden
daacadnimadu ha kuu hiiliso
opzz xsin
opzz xsin 18 timer siden
I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab
NaimaNora Beauty
NaimaNora Beauty 19 timer siden
SubhanAllah 😭😭😭
NaimaNora Beauty
NaimaNora Beauty 19 timer siden
SubhanAllah
Abdel Faud
Abdel Faud 19 timer siden
Illahoow qalbikeyda daji aamiin dha ha 😪😪😪
Abdel Faud
Abdel Faud 19 timer siden
Habar yar Macan hadaad sinesatay adiga ayaa laku xisabinayaa ciidii ku aminsan iyo kuwa aan ku Amin Sanen ba wax ee kaaa badali kartaan malahan høre u soco waan daremaya waad ku waneysaan quf WENAYAa tahay hada jacel qaday lkn somali waan qancinaya hadaad dhahda waad wala neysaaa eee cadi iska dhig ha a u bixin waxa la dhaha haya fillm waxba ikama kalin ladha haya dhagso
Abdel Faud
Abdel Faud 19 timer siden
Jacel yaraaan wenaan malaha QUF WAXJECLADAY ADIGA UGUMA HORESID WAA DAREMI KARAA
Maamo Qaali
Maamo Qaali 22 timer siden
Man fahmin weli
NAciima Maxamed
NAciima Maxamed Dag siden
Ax ax ax ax 😭😭😭😭😭😭
Aamiin Cabdullahi
Waxaad qarsata wayku qarsadaan kasheekeey
Aamiin Cabdullahi
Malaaig ma ahan maxaad udhoorw dhoowreeysay ka sheekeeywa ligaa
Abdisamed Ahmed
Abdisamed Ahmed Dag siden
amin amin amin amin ya rabi
Abdisamed Ahmed
Abdisamed Ahmed Dag siden
waa runta
Aisha Maxamed
Aisha Maxamed Dag siden
Asc
Yasmin Macmacaan
Ilahey hana asturo
Nimco Nalka
Nimco Nalka Dag siden
Tusmo ani gargar alln kuu weediiyay
Sayid Jaamac
Sayid Jaamac Dag siden
Walaal ha dambaabin illaahay siduu rabuu awoodaa oo dharaar ka dhigi karaa wixii uu doono saad mooday maaha xoog buu leeyahay xeelad buu leeyahay wuu ku maqlayaa ku arkayaa ha moodin in aanu waxba cadayn karin ama aadamoo kale yahay xaggee eegtay sow dunida isagu maleh cirka iyo dhulka iyo inta u dhaxaysa
liban Ahmed
liban Ahmed Dag siden
Allaha kuxafido walal marwalbo garabkaaga ayaan ahay duco iyo garab inshallah dhammaan gabdhaha Somaali yeed.sharaf ayay mudan yiin.
drs samiira abdi
Waa ramadan wan 10 ugu danbeyY allah ka baryena gbr walbo dhibkaa hesto midke hoyo tusmo cml.allah la baryaa in naga dul qado ceebahena allah asturo allah kaliya gbr nasiin karew
Safiya Lowra
Safiya Lowra Dag siden
Safiyaay Dhaartaada Na Deeqda Indhahaade Ka Muuqataa inaad Run Sheegeysid Abaayo qaali Iska Sabar Farxadi Waaa Kuu Hadhowe Inshallah Guul iyo Gobonimo ayan kuu rajeynayaaa qofti Dhaarata Waxaa Ka Xun Kii Aamini Waayo Ciyaalkeeda Ayay Ku Dhaaratay Hooyana Caruurteede ifka U Jeceshahay Ee Kuqanca Soomaalaay Aniga marki Hore Waan Kuqanacsanaa Hadalada Safiyo Oo Been Luguma Baran qofka Beenta Sheegaya Waa Cabdi Ciise Cajuun Oo Indhahiisa ayayba Ka Muuqatay Ee Sheekadaan Hala Soo Afjaro inshallah Safiyana Waxaan Ilaahey igu Baryayaa inuu Ilahey Xaqeeda Soo Dadejiyo inshallah
Anzal Qurux
Anzal Qurux Dag siden
😭😭😭😭ax xanuun badana wa qisadii ugu xunun badned abid aan dhagesto balse alx dadka hadalkodo aniga ma amino wayo hadaladi danbo oo safiyo lagabeen abuuranayay ban amini laha wayo safiyo waa qof mesanman oo waxyabahas iskalafac weyn ilahow udhibdhaam hoyada somaliyed
Mouhamed Dayib
Mouhamed Dayib Dag siden
Asc wll tusmo sharaf wll wxkasta wadhacan adunkan lkn fejignow
Abdalla Nasir Omar
wajiga iskaso ferey habaryaro naga xishoo beeni raad malee
Charming nowhere to hide
عَنْ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى أَنَّهُ قَالَ يَا عِبَادِي إِنِّي حَرَّمْتُ الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي وَجَعَلْتُهُ بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا فَلَا تَظَالَمُوا
Caasha Cali
Caasha Cali Dag siden
Abaal kaa ayaa Ku helay adoo qof Wayne ah maxaad umeher xaday hablihii yaryara ayaan yeelin sidaa hadana iska ilaw sheekadaa ka hadh
Sihaaam Qurux
Sihaaam Qurux Dag siden
We love you mama
Charming nowhere to hide
You are naive and he was manipulated but how did you travel to this deval man but you are woman who where in love ilaahay u samir
Fowziyo Hussein
Fowziyo Hussein Dag siden
Alle.hakuu.saqiro.qofkastoo.isku.dayo.xumantada.asiga.alaha.ku.cesho.aamiin
leylo samatar
leylo samatar Dag siden
Kkkkkkkkkkkkkjwaaninwaalan
Bozteya Adam
Bozteya Adam Dag siden
Nin xuni muxu gabar kudhaely
TeddyRae
TeddyRae Dag siden
asc abaayo inuu qof xunyahay wuu ku tusay inaa fahantid beey ahayd
Abdul Kadir ismail Ismail
Any tribalistr is not somaliland walaal la tasho adeero sheekh cabdilaahi cali jawhar oo ah farakutiriska ka nool waxgaradkeeni
Abdul Kadir ismail Ismail
Hero we love you sister
Fawzi Hapiip07
Fawzi Hapiip07 Dag siden
7 ciYaalaan leeYahaY iYo kuraY baan daba boodaYaa waa iimaan xumo
RaxmO Cishqi
RaxmO Cishqi 2 dager siden
Safiya halkad istagto hadu so istago uga tag doqonka calmo alle ha ka muujiuye
RaxmO Cishqi
RaxmO Cishqi 2 dager siden
Hadu ku so qaraco ha ka qaban ha la hadlin block iska saar socail media uu kugu jiro
Abdul Kadir ismail Ismail
Call usa outhorities all the record will be there and he must face full force of law
Abdul Kadir ismail Ismail
Why did noy
Abdul Kadir ismail Ismail
Arinto was booshaq walaal justarintu dhiriw bay noqotay where is our beloved culture move on
Abdul Kadir ismail Ismail
I mean dhiriqw
RaxmO Cishqi
RaxmO Cishqi 2 dager siden
😭😭😭😭alla hoogay tusmoy salad kasta oon galo wan ku so ducaynaya maamo😭😭😭😭
Abdul Kadir ismail Ismail
That's good point
Abdul Kadir ismail Ismail
You are naive and he was manipulated but how did you travel to this deval man but you are woman who where in love ilaahay u samir
siraad mohamed
siraad mohamed 2 dager siden
Lol I don’t know if u exist in my books lol how can u make that claim... mada iga qasin wll sorry lol
Mariya Clrizaaq
Mariya Clrizaaq 2 dager siden
Subxaanalaah casa wajalaah😭aaad ayaa hooyo logu dulmiyeey insha Allah kaas hortiisu kahelin😡aan uduceyno maamada ilahay qalbigana hakuu qaboojiyo😢waxaana dhici karta gabdho kale oo saa udulman inay jiraan ayagana waxa kula talin lahaa inay ku cibra qaatan oo maanta laga bilaabo ay goaan gaaraan hadii kale sida gabadhaas oo kale baad u dulmanaan doontaan🙏🏾🙏🏾🙏🏾u dagaalama sharaftiina gabdho oo gacmaha aan isqabsano🙏🏾❤
RaxmO Cishqi
RaxmO Cishqi 2 dager siden
Safiya tusmo mamo adunka wax walba wa la arkiye qalbiga adkayso wlhi labadinaba idinma aqano hadana isaga abti iigu tosan hadana adigan ku garab tagan nhy ha war warin hadad naga fogtahay iyo hadad nala joogto ana garab kaga tagan inzha allah xaqiq du dibada way iman inzha allah
ribna rim
ribna rim 2 dager siden
Naag walba nin somali wax ku darsato masiirkeeda sidaas uu danbeneyso I said what I said
abuu jeerin
abuu jeerin 2 dager siden
Ciidagale oodhan miyey kaa qaban wayeen walhi dad nool maaha . Ma inan caadhkeenii ayaa sidan ugu ceeshootay dhulkeedii talay tolay wadankii ragma joogaan sorry ....
Abdul Kadir ismail Ismail
Walaal ala aamina ma iisho ninkani ma aha nin dhaqan iyo caqiido leh anoo ah qof reer sheekh isaxaaqa ah samir xaga ihaahay ayey cuqubo ku dhici doonta
Halima Abdirahman
Halima Abdirahman 2 dager siden
Waxa layarahda sirmaqaba saba biyo u celsha waa mahamah qalbigaga Alah ku dajiyo ruxu dhibkeysta Allah ka abalmarina sabar Allah ku ku qudiyo
Muxiyadiingumse Muxiyadiingumse
Ceebiyo caydhba waxayraacday Nin xun Xaalgudoon
🧠✍️ life
🧠✍️ life 2 dager siden
Noloshayda cajal Soomaali kusaabsanoo Intan soconayo Maan dhagaysan. Sharaf bayse ii tahay wixii ugu horeeyoon kaa dhagaysto inay tahay dhabtiiyoo dhamays Tiran. Kaliyah dhibta ku haleeshaa ah markii ugu horayseed wajigiisa xun aad aragtay in aad sii haysatay. Se taana waxaan u saarin in aad sixranayd ee uu yahay ruux waxaasi kasuura Gali karaan ee aad uliita. Gob Baat tahay geesiyad na ah se musiibo shaydaani ku habsatay. Guulayso my dear🙏 wax walboo dhankiisa ahina Noloshaada ka Saar oo kasifeey. Soomaali danbe na haysku dayin inaad ka xumaato warkooda iyo qancintooda. Eray Danboo axadkaasi ku saabsan intaad nooshahay haka soo hadlin ka qubayso dhibtiisii iyo wuxuu ku mariyay wax aan kugu dhicin na kasoo qaado. Kaliyah hakuu noqoto waxaad ku cibri qaadato caqli iyo xigmad na ka dhaxasho.❤️
Hussein Abdulkarin
Hussein Abdulkarin 2 dager siden
Wallasey safiya tusma wanku aminsanahay wll Naga rali noqo hadan niman nahay
🧠✍️ life
🧠✍️ life 2 dager siden
Anoon sheekadaada in badan kala Socon se dhagaha un aan ka maqlay Dan na ka lahayn. Hadana aan cajalkaaguba hal daqiiqo Bes ka dhagaystaan kuleeyahay wax walboo dhaco horay uga Soco dibna ha u eegin. Qalbigaygoon ku kalsoonahaana ii sheegayo in aad tahay dhibane misane geesiyad aad tahay intaasina iga badan ee ii noolow dear🙏 Jacaylku waa wax waalan cidaan kuu qalmin noloshaaduna qalbigaaga kusoo dhaceen inaad daqiiqad wax wadaagtaan na aadan isu quurteen buu qoorta kuu gashaa. Ruuxaan dib u eeginee inta Isla yaabee isku qoslo qaladkuu naftiisa ka galay iyo inuu Ruuxaa isu quuray un baa ka guulaystoo ka gudbo. Sax iyo Qalad na wixii kaa dhaco Cid kale xaq Uma lahan xugminteeda. Iska daa guuree xataa hadaad wada sinaysan laheedeen uu farjigaagoon meelna ka maqneen qadka soo dhigi lahaa Ima cuslayseen waayo adaa leh cidina xaq Uma lahan in ay jirkaaga iyo Noloshaada kugu xugmiso adna xaq ha isiin Aadmi xumi in uu sharaftaada meel uga dhici karo. Su aashaydu waa Safiyaay goormaad ruwaayad ama hees cusub inoo soo Saari howshan na aan uga cara gadisanaa❓ 😅heestii hobaboo hoqoo baa anigu aad iiga badneyd iyo quruxdaada Alaha kudhowree.
mikin lirou
mikin lirou 2 dager siden
Hooyo safiyo wa kula daremaya 😥😥inta ceebtada raadisa alle ha jaa ifayo
Hawo Abdi
Hawo Abdi 2 dager siden
Magtaada halaga qaado baastarka
Hawo Abdi
Hawo Abdi 2 dager siden
Doqon doofaar ah oo u jabtay weeye kaas uuf 🤮🤮🤮🤮🤮🤮😷😷😷👈
mikin lirou
mikin lirou 2 dager siden
Safiya sidaad Fanaanad noogu ahayd 🎤 baa haddana noogu tahay ciise cajiin waligey Ma arag mana aanan aqoon adi uun baan kugu baranay dadka taageeraya waa dad
Hawo Abdi
Hawo Abdi 2 dager siden
Rag kulama dhalan miyaa aawey tolkaaga may garaacaan waxa oo shaqo ka qabtaan
Hawo Abdi
Hawo Abdi 2 dager siden
Somali land sharaftaada baa ka weyn oo ka qaalisan sharaftaada waa la difaacnaa
Hawo Abdi
Hawo Abdi 2 dager siden
Kaas nin rag ah lama dhihi karo 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👈 UUF
Hawo Abdi
Hawo Abdi 2 dager siden
Inaa reerkeyga iga doono dhahdo bay ahayd
Hawo Abdi
Hawo Abdi 2 dager siden
Safiyo marka hore baa cheap iska dhigtay
Hawo Abdi
Hawo Abdi 2 dager siden
SUBHANALLAH ALLAH SWT HAKAAGA JARO WUXUU KUGU SAMEEYAY INAN GUMEED WEEYE WAXA DOQON KA AH DAYUUS DULI LAGU ROONE AH KUGUMA UUSAN KALSOONAYN
Khadra Garyar
Khadra Garyar 2 dager siden
Waalhi abaayo safiyo tusmo markaa dawaday waan oyey abaayo qalbikaaga alle hakudujiyo
Abdirisaaq Siciid
Abdirisaaq Siciid 2 dager siden
Waan ku salaamay Asw
amran Beauty
amran Beauty 2 dager siden
yabay aniguye waxa ee kashekeyneyso tusmo ma dhab baa mise waa filim xalad kale waryaa ila dhakafaarsan😳
Shukri Cabduqaadir
Shukri Cabduqaadir 2 dager siden
Waxa aan Allah kuu weydiinayaa inuu XAQAAGA Kuu soo Dhiciyo INSHA ALLAH Sawar Walaasheydiyeey.
Maryama Cali
Maryama Cali 2 dager siden
Mamma tusmo sorry 😢 marka xiga wuu jira sixir why gabar somaliyed oo 🇬🇧 jogto ayaa nin madow ah malin wada ayado socoto tabtay kadib gabarti ninka iska daba socotay ila 3caruur kadhalay waxeey xey darentay ilmahi asago kudilmay 😢waxaa kuleyahay maamma hadu gurka kugu inkiray ilahey kudaa 😭😭isna quraan sar madaxana daji pleaz ilahey dhibta hakaqado 🤲🤲🤲wana kuso ducena inshalaah
hassan osman
hassan osman 2 dager siden
Gabaryahay haddii wiilkani uu ku Sixray arrintiina waa Aakhira ee iska Samir Allana u dhiibo talada waxba ha Ooyine
Nimo Yasin Abdi
Nimo Yasin Abdi 2 dager siden
mamo wankujeckhy xaramigan ujugu socan baxayey mom wanagsan batahy
Sahn Ibrahim
Sahn Ibrahim 2 dager siden
Ani wax ii cadaynaysa inay is qabeen hadii aysan is qabin wuxuu oran lahaa waan is qabnay oo ceeb buu ka carari lahaa
Sahn Ibrahim
Sahn Ibrahim 2 dager siden
Tusmo big Respect ✊ ❤️🇸🇱
Sahn Ibrahim
Sahn Ibrahim 2 dager siden
Safiya sidaad Fanaanad noogu ahayd 🎤 baa haddana noogu tahay ciise cajiin waligey Ma arag mana aanan aqoon adi uun baan kugu baranay dadka taageeraya waa dad qabiil ku taageeraya sida nimco daabad iyo wariyaad Tv an isna Unsubscribe aan siiyey Dhibatada ku haysana qof walba oo Somali ah wuu dareemi karaa 😭 Qof dumara oo boskalada madaxa looga qabtay 🔫 Wadamadaan yurub hadduu joogi lahaa 10 years jail baa loo diri lahaa alaba qof u dooda iska dhaafee We love you ❤️ We love you ❤️
HM Hayati O
HM Hayati O 2 dager siden
😂😂😂
asmaa abdulahi
asmaa abdulahi 2 dager siden
Waan soomanahay wn waysa qabaa wxn ku fadhiyaa saligii aan duhurka ku tukaday iyo casarkaba waysadii duhurkaan wali qabaa wxn isla saligan ku akhriyay suuratul yaasiin 3 mar baan dhameeyay wxn si taxadarle u dhagaysta qisadaada wxn sixanuun leh uga damqaday qisadaada wxn soomalinimo ahayn iyo muslim iskuma nihin oo gaara muuqaaga mooyee safiyaay dadka kaama aqaano waxaan si ilaahy dartiisa kuugu ducaynayaa in ilaahy inta ku gaartayna dambi dhaaf kaaga dhigo dulmiga lagugu sameeyayna sidagdaga rabigay kuu gu hiiliyo shaki kumajiro in ilaahy hadalkiisu xaq yahay ilaahyna wuxuu quraanka noogu sheegay in uu garb uyahay kuwa lagu dulmay aduunka waxaan ku qiirooday daqiidana la oynayay qisadii caaisha markaad soo qaadatay markaas oon mooday in qofka dulmiga laga galay ani yahy runtii waxaan kuugu damqday si aan caadi ahyn ilaa aan wakhti oynayay wax walbana way dhacaan markale anoo sooman waysa qaba aayaadkii ilaahy akriyay daawashada video gaaga kahore waxaan si ilaahy dartiisa kuugu ducaynayaa in ilaahy xaqaaga sidagdag kuu siiyo oo aad aduunka ku hesho xaqaaga aakhiran rabigay dambi dhaaf kaaga dhigo intaas yarta ah ee dadka qaar wax wayn ay u arkaan waa aduun bari ayuu dhamaan ceebna ta aakhiraa u wayn ilaahy adi iyo ani iyo intii muslinaba ha u gargaaro ilaahy murugada farxad hakuugu badalo safiyaay ilaahy dulmiga lagugu sameeyay abaal marintiisii hasiiyo kuwii dhibkaas kuugaystay🤲🤲🤲aamiin yaa rabi😭😭
عبود محمد
عبود محمد 2 dager siden
Habo tuusmo We love you no matter what happens and always horay usoco hooyo mcn ❤️❤️❤️❤️❤️
Yahya Boss
Yahya Boss 2 dager siden
Rasuulkeena SCW wuxuu yiri waxaa muslim ah Qofka Afkisa iyo Gacmahiisa laga nabad Galo iska daaya Gabadhan waa wallaasheen waa Gabar muslim ah oo soo maali ah ee ilaah ka baqa
asmaa abdulahi
asmaa abdulahi 2 dager siden
Waad iga oohisay tusmooy sorry abaayo ilaahay ruux kawayn ma jiro ama mudan in aad raaligaliso mar haduu allahaa ku ogyahay mihiim ma aha in ay dadka kale ku ogaadaan rabigaa ayaa kula jira hadii hadaan dambi ka galin hadii aad dambi gashayna rabi dambi dhaaf ha kaaga dhigo🤲wixii kugu dhacay
asmaa abdulahi
asmaa abdulahi 2 dager siden
😭😭😭😭sorry abaayo
Aishaabdi Aishaabdi
Aishaabdi Aishaabdi 2 dager siden
Aduunka wa lagatagi Allah ku daa wa sidaas wlhi qisadan wey i taapatay jaceylka ku qapo ma nusqaamayo inuu siyaado un maogiyee mamo Allah ku sharfo horay usoco 🥰
Daud Abdillahi
Daud Abdillahi 2 dager siden
Naa caanimo ayaa doonayzaa ee ceeb ayaad aduunka uga baxday
adan santur
adan santur 2 dager siden
7 children nothing left on you .
bssni touir
bssni touir 2 dager siden
Maama wlhi waad iga ooyise hooyo somaliyed sharaf bdn mudnen in laga ooyisiyo allaha ku xafido qalbiga allaha ku qabojiyo😭😭
adan santur
adan santur 2 dager siden
Old women love young boys
Ayan Warsame
Ayan Warsame 2 dager siden
Gabadhan ma caruur ayay sheekeyneysa kkkkk
bssni touir
bssni touir 2 dager siden
Amiin safiya tusmo
Hawa Karshe
Hawa Karshe 3 dager siden
Wow very powerful honey, Allah kaaga saaro Amiin.
famas shop
famas shop 3 dager siden
yaa rabi qalbiga u qabooji miskiinada yare adna itixaanka alle hakaaga dhigo midaad ku tawbad keento ood fanka iyo macsidiisa isaga dhex baxdid maanta waa aaduunyo barina wa aakhiro maanta ayaad jaanis haysataan dhamaanteen alle hayna cafiyo aamin aamin aamin yaa rabi
Indhayare
Indhayare 3 dager siden
si aadan ugu caajisin isticmaal Playback Speed 1.25 😍
Anzal Qurux
Anzal Qurux Dag siden
Side wll
Queen kaftama
Queen kaftama 3 dager siden
Siixir ma Maqli karoh😭 wlhy wan Qiiriday somaliyeey hooyo somaliyed weyeh iskada O Umada Haku dambabin Allah maxa Hooyo safiiyo Tusmo NOsections badan ku dambaabay😭🙏
Adan Xayle
Adan Xayle 3 dager siden
SAFIYAY KAN KU DHIIWAY AALH DHIIWO BISHA RAMDANKA FALIGII
ab kaafi
ab kaafi 3 dager siden
salaaan sare😁
Towfiiq MT
Towfiiq MT 3 dager siden
Qiiro hindiga naga daa tusmooy ramadaantii walaahi waad naga ciyaarteene
Towfiiq MT
Towfiiq MT 3 dager siden
Naa beenta iyo nacnacda meesha kala fadheeso Adoo 60 jir ah ayaad inan yar oo ciyaala suuq ah oo aad dhali kartid intaad isku dhiibtay oo siduu doono kaa galay ayaad walibana leedahay wuu isixray Arrinkaagu fadhi rag un bu ku dhamaan karaa
Neste
Funniest Moments In Football
10:53
My Apology to Jake Paul...
13:19
Funniest Moments In Football
10:53
My Apology to Jake Paul...
13:19
Starlink Mission
1:20:27
Ganger 911 k
WE FINALLY MET.
4:08
Ganger 1,5 mill